section decoration triangle

Taageeradaada dhaqaale ayaa ka caawin doonta Naafada Xuquuqda ee Ohio inay filiyaan hadafkooda si ay u ilaaliyaan uguna doodaan xuquuqda aadanaha, madaniga, iyo xuquuqda sharciga dadka naafada ah ee ku nool Ohio. Lacagtaada waxay naga caawin doontaa sii wadista shaqadayada ee u doodidda udub-dhexaadka u ah macmiilka. Dhammaan tabarrucaada waxaa laga goosan karaa canshuur waadna ku mahadsan tahay.

Ku deeq onlaynka:

Guji badhankan si aad ugu deeqdo onlaynka.

dro_donate_givenow_button_254x65px_Somali 

Dir Deeqdaada:

Ka dhig jeegaaga mid loo kahdimi karo Hay’adda Xuquuqda Naafada ee Ohio oo u dir:

Disability Rights Ohio
Donations
200 Civic Center Drive, Suite 300
Columbus, OH 43215

Wixii macluumaad oo dheeraad ah:

Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan deeqaha, la xiriir Agaasimaha Fulinta Michael Kirkman.

Telefoonka: 614-466-7264; 1-800-282-9181 (Telefoon bilaash ah gudaha Ohio)
Iimaylka

Hay’adda Xuquuqda Naafada ee Ohio waxay xaq u leedahay inay dib u soo celiso tabarrucaada laga helo urur, shakhsi, ama hay’ad kasta haddii aqbalaada tabarrucaadaasi abuuri doonto iskahorimaad dano ama muuqaalka iskahorimaadka danaha.

Make a Donation

Please give. To the best of your ability.