section decoration triangle

Hagidda Cabasada Shaqo waa taxane saddex qoraal ah Disability Rights Ohio waxay soo saartay si ay kaaga caawiso inaad fahamto habka loo xareeyo cabashada takoorida shaqada ee Guddiga Fursadaha Shaqooyinka Loo Simanyahay (EEOC) ama Guddiga Xuquuqda Madaniga ee Ohio (OCRC).

Maxaa Dhacaya Markaad u Gudbiso Eedeyn Takoorid OCRC ama EEOC?

Maxay tahay fursada dhexdhexaadinta Marka Aan Cabasho U Gudbiyo OCRC ama EEOC?

Waa Noocee Caddaynta Ay Tahay Inaan Ku Daro Cabashadayda EEOC ama OCRC?

Wixii talo ah ee ku saabsan sida loo maareeyo geedi-socodka dhexdhexaadinta, ka wac Hay’adda Xuquuqda Naafada ee Ohio 800-292-9181 oo dooro ikhtiyaarka 2 ee waaxdeena qaadashada. Waxaad sidoo kale ka buuxin kartaa foomka qaadashada disabilityrightsohio.org/intake-form.

Make a Donation

Please give. To the best of your ability.