#AdvocacyMatters: Always Expanding

June 27, 2025 / #AdvocacyMatters

Last August we shared with you our Spanish version of our Education Advocacy Tip Sheets, available in both Spanish and English. In everything we do at DRO, we try to constantly reflect, do better, and improve access for all. That’s why we recently launched our Education Advocacy Tip Sheets, now available in Somali.

With the end of this school year upon us and summer in full swing, there is no better time as a caregiver or parent to a student with a disability than now to brush up on your advocacy knowledge. We are happy to share these eight Advocacy Tip Sheets to help you navigate the entire Special Education system and prepare for the 2025-2026 school year. With the second largest Somali population in the US, we have a duty in our state to meet this language access need.

We appreciate the efforts of our Education team in crafting these resources originally, and for placing a heavy emphasis on expanding their access to Somali. You can find the Somali versions of all of our Advocacy Tip Sheets here: https://www.disabilityrightsohio.org/adedsomali2025

#AdvocacyMatters

Somali Translation:
#U doodista Arrimaha: Had iyo jeer sii ballaarin
Bishii Agoosto ee la soo dhaafay, waxaanu kula wadaagnay noocyada Isbaanishka ee xaashida talo bixinta u doodista waxbarashada, ee lagu helo labada Isbaanishka iyo Ingiriisiga. Wax kasta oo aan ku qabanno DRO, waxaan rabnaa inaan si joogto ah u milicsano, u wanagsano, oo aan qof walba u abuurno galaangal badan. Taasi waa sababta usbuucan, aan ugu faraxsanahay inaan daahfurno xaashiyada talobixinta u doodista waxbarashada, oo hadda lagu heli karo Soomaali.

Iyada oo dhamaadka sannad dugsiyeedkan uu nagu soo fool leeyahay xagaagana aad u xamaasad leh, ma jirto wakhti ku habboon daryeele ama waalid ahaan ardayga naafada ah marka loo eego hadda si aad u cadaydo aqoontaada u doodista. Taasi waa sababta aan ugu faraxsannahay inaan wadaagno siddeedan Xaashiyaha Talo-bixinta Qareennada si ay kaaga caawiyaan inaad u gudubto dhammaan nidaamka Waxbarashada Gaarka ah oo aad u diyaargarowdo sannad dugsiyeedka 2025-2026. Iyada oo dadka labaad ee ugu badan ee Soomaalida ah ay ku xigaan Minnesota, waxaa waajib naga saaran yahay gobolkayaga inaan daboolno baahida helitaanka luqadda.

Waxaan rabnaa inaan u mahadcelinno kooxdayada Waxbarasho ee cajiibka ah ee farsameeyay agabkan asal ahaan, iyo sida ay xoogga u saareen ballaarinta galaangalkooda Soomaaliga. Waxaad ka heli kartaa dhammaan noocyada af-soomaaliga ee dhammaan waraaqaha Talo-bixinta Qareennada halkan: https://www.disabilityrightsohio.org/adedsomali2025

#AdvocacyMatters

Make a Donation

Please give. To the best of your ability.